Madaxweynaha Hirshabeelle oo Cadaadis caburin ah ku hayo Bulahada Magaalada Buulo-Burte

Waxaa soo badanayo Cabashooyinka Joogtada ah ee ka dhanka ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,waxa uuna amar ku bixiyey in la xirxiro qaar ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Buulo-Burte oo qabtay Shir loogu soo horjeeday Maamul xumadiisa. Howsha Caburinta waxa uu ku amray in uu Sameeyo Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burte Cabdi Daahir Guure oo isku heeb … Continue reading Madaxweynaha Hirshabeelle oo Cadaadis caburin ah ku hayo Bulahada Magaalada Buulo-Burte